Dalbo Dagdag Kuhel

Tayo Sare Qiima Macquul Ah

CALL US

618100909

COMMON ELECTRONICS

  • Sonifer vacuum cleaner

    -power:2100V   – high efficiency and and power  – airflow contron on handle  – dest full indicator

    -musti-filtration system  -dest capacity:21l

  • WIFI IP CAMERA

    camera casri ah oo aad taleefankaga kala socon karto dhaqdhaqaa mesha aad ku xirto. aqri faahfaahinta hoose
  • AL-HARAMEEN

    waa mid kamid ah saacadaha loogu jecel  yahey waqti xaadirkaan, uguna tayada fiican

  • AL-HARAMEEN

    waa mid kamid ah saacadaha loogu jecel  yahey waqti xaadirkaan, uguna tayada fiican

  • WIFi Panoroma Camera

    waa camera aad kuxiran karto xafiiska dukaanka ama meshii kale oo muhiim ku ah adiga, adoo kafog mesha ay ku xiran tahey ayan kala soconeysa waxa kasocda mesh ay kugu xirneyn.waxey lee dahey application kaas ayaad kala soconeysaa

  • Ring Supplementary Lamp.

    Ring Layrka Dheeraadka ah SD320 12Inch Ring Supplementary Lamp Dimmable Portable Nonpolar Dimming Light Color 3 + Telefon Holder + Remote Live Broadcasting, Photography, Is-Portrait, Cosmetic and Cosmetic Functions. Istaagga Remote Istaagga Dhererka 7-8 fuudh Midabka Iftiinka: 3 360

  • GDLITE: MURAWXAD CASRI

    waa murawaxad casri ah, waxeyna wadataa solor system iyo 2guluub, sidoo kale waxaad ku charger gareyn karta chargerka caadiga ah
  • Stand fan: murawaxad

    waa murawaxad tayo fiicanoo leh remote aad ku koontrooli karto.
  • THE QURAN READ PEN

    waa kitaabka alle oo iyo qalab Aqrinaya ayna ku duuban yihiin culumo kala duwan waana 2nooc size wayne iyo size yare sido kale waxaa lasocda kitaabo kale yaryar.

    Size yaraha waa $27

  • Haeger Cookie Maker

    wuxu ku shaqeeyaa koronto waxaan ku sameysaneysaa macmacaanada kala duwan, waan mashiin aad u tayo fiican.

  • Wireless Microphone

    waa Micro phone oo casri ah oo  aad ku duuban karto codad fasiix ah, waxaadna ku xiran dhammaan aaladaha kala duwan ee wax lagu duubo.

     

Main Menu