-
Portable Folding Washing Machine
waa qasaalad yar oo uu shaqsi ama ilmaha oo kale loogu dhaqi karo alaabta, waadna isku laablaabi karta marku dhameysto dhaqitaanka.
$69.0 -
AL-HARAMEEN
waa mid kamid ah saacadaha loogu jecel yahey waqti xaadirkaan, uguna tayada fiican
$65.0AL-HARAMEEN
$65.0 -
NIKURU: Electric Oven with two hotplate.
waa Oven aad cuntada ku karsan karto dhexdiisa wan 2dabaq dhexdiisa korna wuxuu ku leeyahey 2meel aad jko ahaan u isticmaali karto waxna ku karsan karto.
$60.0$62.0NIKURU: Electric Oven with two hotplate.
$60.0$62.0 -
Silver Crest Stove: Burjiko koronto ah
waa jiko 2godley ah koronto kushaqeysa, screen touch ah,seef ah oo aysan biyuhu kaa galeyn.
$54.0 -
WIFI IP CAMERA
camera casri ah oo aad taleefankaga kala socon karto dhaqdhaqaa mesha aad ku xirto. aqri faahfaahinta hoose
$46.0WIFI IP CAMERA
$46.0 -
Multi-Fucntions Cell Wall Breaking Food Processor
waa makiinad aad u tayo fiican waxaadna ku shiidan kartaa qudaarta culus iyo kuwa fududba, sido kale waxey qaybta aad ku shiidan karto qilibka iyo miraga adadag
$46.0 -
Nikai 7-In-1 Food Processor
dhammaan qudaarta kala duwan ito hilibka iyo walib wix qasid u bahaan wad u isticmaali karta, ujeedooyin badan ayad u siticmaaali karta.
$43.0 -
Breakfast Maker
All in One breakfast maker for an Amazing and perfect way to make everything you need for your morning breakfast.
$42.0Breakfast Maker
$42.0 -
Sokany Electric Deep Fryer
Sokany 5L 2100W 220-240V Electric Deep Fryer Adjustable Frying French Frie Machine Oven Fried Chicken Grill Kitchen Cooking Electric Frying Pan
$41.0$45.0Sokany Electric Deep Fryer
$41.0$45.0 -
Dessini Electric pressure Cooker
waxaad ku karsana cuntooyin badan oo kala duwan sida: Bariiska ,hilibka qudaarta kala duwan iyo iwm.waa mashiin aad u tayo fiican italy ah. qalab dhameystiran leh lagana taxadarey ciladkaste oo kunimaan karta.qaadkiisu waa 6L.
$41.0 -
4 in 1 Multi function Juicer-Blender-Mincer
dhammaan qudaarta kala duwan hilibka iyo cuntooyinka qalalanba waaad ku shiidan kartaa, waana mashiin aad u tayo fiican.
$38.0 -
Electric kettle-. shaah kariye
wuxu ku shaqeeyaa koronto, waaxad ku karsan kartaa shaaha ama biyaha ku kuleysan kartaa.
$36.0