-
TEFAL 24CM FRYING PAN
kuma dhageyso oo waa non-stick. waana bir qiro leh oo muddo badan kuheyn doonta .
$13.0TEFAL 24CM FRYING PAN
$13.0 -
Cabitaan miire Gacanta lo isticmaalo
waa qalabyar oo aad gacanta ku miiran karto liinta, canbaha iyo iwm
$13.0 -
Birta canjeeradda: Non-stick
birta canjeeladda oo nonstick ah yacni kaga dhagi mayso canjeeladu.
$13.0$15.0Birta canjeeradda: Non-stick
$13.0$15.0 -
Electric Lunch Box
Having fast food for lunch every single day is not good for your health and your pocket. Bring lunch box is the best way to save up and eat nutritious home cooked meals at work or school.
$13.0Electric Lunch Box
$13.0 -
Hand Mixer 5 Speed: Qasse
waxaad ku qasan karta waxyaabo badan sida burka, ukunta, dooshaha iyo iwm.
$12.0 -
MAGIC MOP: NadaaFadda
waaxad isticmaali kartaa nadiifinta meelaha sagxadaha ah sida: mutuleelka, shamiitada iyo iwm.
$10.0MAGIC MOP: NadaaFadda
$10.0 -
caspian 24pcs cutlery set
waa sad ka ka kooban 24 shey oo kala ah 6 mindiyo 6 iyo fargeeeto 12 qaado oo 6ba nooc tahey, waana alaab aad u tayo fiican.
$10.0 -
NICER DICER PLUS: QUDAAR JARJARE
waa qudaar jarjare dhameystiran oo 12 nooc ayaad wax ugu jaran karto, waan agacanta
$10.0 -
dhaladda Qudaara iyo Qadada
waa saxan dhalo ah aad u tayo fiican oo miisan iyo qiro leh oo kuu qadaya qado full ah.
$10.0 -
MULT-FUNCTION THREAT CUTTER
waxaad ku jarjran karta hilibka iyo qudaaraha kala duwan , wuxuuna wata isla weelkii aad ku dhaqi laheyd qudaarta sido kale qudaaarta waxaad ka dhigan karta sida raabto yaryar iyo wa wayn kii aad doonto.
$9.5 -
Qudaar Shiide Fudud
Portable Fruit Blender: waa qudaar shiide fudud oo inta aad kushiidato ayaad horey ugu sii qaadan kartaa.
$9.0$12.0Qudaar Shiide Fudud
$9.0$12.0 -
Sad Bakeeriyaal ah
waa sad bakeeriyaal aad u tayo fiican oo ad guriga iyo ganacsiba u isticmaali karto
$7.5Sad Bakeeriyaal ah
$7.5