Saliidda garka soo saarta.
$12.0
saliida garka: waa saliid loo isticmaalo soo saaridda garka ,laguna nafaqeeyo maqaarka garka hoostiisa ah iyo gadhka laftiisaba si looga dhigo mid jilicsan,ifiysa iyo mid siman. saliidd garka waxey kamid tahey saliidaha dabiiciga ah ee maqaarku soo saaro sida sebum.