Sesa hair Oil:Rag iyo Dumarba
$8.0$10.0 (-20%)
100% waa saliid Dabiici ah kagana sameeyey Qumbe, waxey ka horgaysa daadashada timaha, qalalka timaha iyo waliba dhibaatooyin timaha kuimaada xili hore.
- Rag iyo dumarba way isticmaali karaan.
- dhamaan noocyada timaha waa loo isticmaali karaa